Difaaca Xuduudaha Somaliland Maanso Cusub by: Abwan moahmed kaise hassan

0
Tuesday June 17, 2014 - 16:17:32 in by Super Admin
  • Visits: 1632
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Difaaca Xuduudaha Somaliland Maanso Cusub by: Abwan moahmed kaise hassan

    dhabar lacuno baan leenahoo .laakiin dhaban lacuno malihine .ninkii taariikhda soo dheehan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dhabar lacuno baan leenahoo .laakiin dhaban lacuno malihine .ninkii taariikhda soo dheehan



.ama dhugasho la,aan hayso
.walee waa dhidar cidla gudaya,

.inaan nahay qaran dhiirano
.bulshadoodu ku dhaadato
.haddii dhibi timaadana
.dhan ugu soo wada jeesta
.difaaca dhulkoodda,

.ciddii ku dhel dheesha
.xuduudkan dhigan, ee
.lixdankii dhaatadiisa
buugga dhigaalka
.caalamku ku dhameeyey,

.ama ciddii iska dhega tirta, ee
.xuduudka soo dhaafta
.dhudhun in le,eg,

.baa ragii dhaarsanaa,ee
.dhidibka aasan jirey,ee
.difaacuna u dheerraa
.baa dhiigooda u hurayo
.ciidda dhulkoooda……………….. …………


by: moahmed kaise hassan 

ireland