Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska Oo Fanaaniinta Qurbo Jooga Ah Uga Mahadceliyey Hees Ay Ku Maamuuseen….Warsaxaafadeed.
Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Kooxda Xidigaha Geeska Oo Soo Gaadhay Shabakada Wararka Ee Madhaafaannews.com Ayaa U Dhignaa Sidan:-
WARSAXAAFADEED-
Fanaaniintayada Qurbaha ku nool ee Magaca iyo Maamuuska Ku Leh Bulshada Afka somaliga ku Hadasha meel ay Joogtaba,waxaanu si xushmad iyo qadarin leh ugaga Mahad Celinaynaa heesta ay ku maamuuseen,una soo sameeyeen fanaaniinta xiddigaha geeska.Waxaanu u Aragnaa Mid Nagu dhiirigalinaysa sii Xoojinta Fanka,isku duubnida Iyo Isku Xidhnaanta Kooxda,waxaanu qiraynaa in Aydaan Nagaga Masuugin Dareenkiina ku Aadan Walaalihiina Xidigaha Geeska oo idiin haya abaal
Mahad-Celin
01:- Wacan Muuse
02:- AL-uztaad Cabdi Shire Jaamac Jooqle.
03:-Amino Dhool
04:- Mulaxanka Cali Cumar-
05:- Maxamed Karaama/
06:- Qaasim Kariim
Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska Oo Fanaaniinta Qurbo Jooga Ah Uga Mahadceliyey Hees Ay Ku Maamuuseen….Warsaxaafadeed.
Kooxda Xidigaha Geeska Ayaa Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Waxa Ay Fanaaniinta Somaaliyeed Ee Qurbaha Ku Nool Uga Mahadceliyeen Hees Ay Ku Maamuuseen Fanaaniinta Xidigaha Geeska.