Warbixin: Ivan Rakitic, James Rodriguez Iyo 10 Xidig Ee Laga Yaabo In Janauary Ay Ku Biiraan Kooxaha Premier League

0
Thursday December 01, 2016 - 14:07:51 in by Burco Office
  • Visits: 1044
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin: Ivan Rakitic, James Rodriguez Iyo 10 Xidig Ee Laga Yaabo In Janauary Ay Ku Biiraan Kooxaha Premier League

    Jariirada The ee kasoo baxda dalka ingiriiska ayaa qoreysa iney kooxaha waa weyn ee horyaalkaasi ka ciyaara ay aad u doonayaan soo xerogelinta xidigo cusub oo kooxdooda ah marka uu furmo suuqa kale iibisaga xiliga qaboobah ee January.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jariirada The ee kasoo baxda dalka ingiriiska ayaa qoreysa iney kooxaha waa weyn ee horyaalkaasi ka ciyaara ay aad u doonayaan soo xerogelinta xidigo cusub oo kooxdooda ah marka uu furmo suuqa kale iibisaga xiliga qaboobah ee January.

Jariirada The ee kasoo baxda dalka ingiriiska ayaa qoreysa iney kooxaha waa weyn ee horyaalkaasi ka ciyaara ay aad u doonayaan soo xerogelinta xidigo cusub oo kooxdooda ah marka uu furmo suuqa kale iibisaga xiliga qaboobah ee January.

Suuqa ayaa furmi doona kaliya hal bil kadib waxayna kooxaha fursad u heli doonaan iney soo adkeeyaan kooxahooda si ay ugu dagaalamaan boosaska sare ee Premier league waxayna kooxaha United, City, Arsenal, Liverpol iyo Spurs suuqa ugu jiraan xidigo ay isku adkeeyaan, hadaba waa kuwa 10 ka xidig ee laga yaabo iney wareegaan suuqa qaboobaha ?

Alessio Romagnoli→ Chelsea:Blues ayaa laga soo diida dalab £35 milyan oo pound ah oo ay horay uga gudbisay xidigaan 21-jirka ah ee daafaca ka ciyaara waxaana wali doonaya macalin Antonio Conteoo raba inuu ku xoojiyo daaficiisa, AC Milan ayaana dooneyn iney iibiso xidigaan laakin waxay diyaar u yihiin iney fasaxaan hadii ay Chelsea diyaar la tahay£50milyan oo pound.

Ivan Rakatic→ Manchester United:Xidigaan Croatian ka ah ayaa lala xiriirnayaa kooxda United mana jiro qandaraas cusub uu kooxdiisa u kordhiyay taasoo markale shaki galisay mustaqbalkiisa kooxda Barcelona.

Miguel Almiron →Arsenal:Gunners ayaa dooneysa saxiixa da’yarkaan xulka Paraguay oo ay ku fashilmeen saxiixiisa xagaagii dhawaa.

James Rodriguez→ Chelsea: Xidiga booska ka waayay kooxda Real Madrid ayaa ah xidig kale oo La Liga ah oo lala xiriirinayo koox Premier Leaguewaxaana saxiixisa ugu cadcad kooxda Chelsea.

james

Kalidou Koulibaly→ Chelsea:Blues ayaa sidoo kale lala xiriirnayaa daafaca aadka loo qiimeeyo ee Napoliinkastoo uu dhamaan kooxdiisa u saxiixay heshiis cusub.

Antoine Griezmann→ Manchester United: Heshiis uu suuqa kala iibsiga ciyaartooyda xiliga qaboobaha uu hogaamoyaha Atletico Madrid ugu soo biiro United ayaa u muuqdo mid aan suurogal aheyn waxayna kooxdiisa fasixi karta ugu dhawaan xagaaga.

Virgil van Dijk→Liverpool:Liverpool ayaa markale lala xiriirnayay kooxda Liverpool kuwaasoo xidigaan ku doonaya bisha January qiimo sare.

Virgil van Dijk continues to put in stand out performances for Southampton

Jose Fonte → Man United: Red Devils ayaa doonaya iney khibrada xidigaan kasoo ka xeeyaan St Mary iyo keenaya Old Trafford.

Sam McQueen→Liverpool: Reds ayaa doonaya da’yarka kooxda Saints waxayna the sun sheegeysaa in Klopp uu doonayo inuu kooxdiisa kusoo biiriyo xidigaan soo baxaya.]

Kylian Mbapp →City:Cityayaa ceyrsaneysa saxiixa 17- jirkaan weerarka ka ciyaara ee aadka loo qiimeeyo.

Fabinho→ Man United:Ugu danbeyn Man United ayaa dooneysa soo xerogelinta daafacaan midig ee ree Brazil ee heerka caalami.