Daawo:Haweeney Nasiib Badan Oo Si Dirqi Ah Uga Bad Baaday Halis kusoo Wajahneed

0
Saturday December 03, 2016 - 14:41:48 in by Burco Office
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Haweeney Nasiib Badan Oo Si Dirqi Ah Uga Bad Baaday Halis kusoo Wajahneed

    Haweeney u dhalatay dalka Poland ayaa si dirqi ah uga bad baaday gaari si xowli ah ku so cday oo dili lahaa, kadib markii gaariga oo kusoo wajahnaa halka ay joogtay uu celiyay birta lagu xiro leerarka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweeney u dhalatay dalka Poland ayaa si dirqi ah uga bad baaday gaari si xowli ah ku so cday oo dili lahaa, kadib markii gaariga oo kusoo wajahnaa halka ay joogtay uu celiyay birta lagu xiro leerarka. Warbaahinta dalka Poland ayaa ku tilmaamay haweeneydan mid nasiib badan oo ka bad baaday dhimasho, waxaana Haweeneydan mar qura agteeda ka aragtay gaari xowli ku socda oo kusoo wajahan halkii ay joogtay.


Gaariga jiiri gaaray haweeneydan ayaa kahor inta uusan xageeda soo abaarin waxa uu koofanaha hore kaga soo dhacay gaari kale, Waxaana muuqaalka shilkan naxtinta leh ee ka badbaaday haweeneydaasi sii daayay booliiska Poland.