War Deg Deg ah : Soo Dhoweyntii Gudomiyaha WADANI Mudane Cirro ee saaka Waxa ka dhacay Shil sababay Dhimasho iyo Dhaawac

0
Wednesday June 18, 2014 - 12:52:18 in by Super Admin
  • Visits: 967
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah : Soo Dhoweyntii Gudomiyaha WADANI Mudane Cirro ee saaka Waxa ka dhacay Shil sababay Dhimasho iyo Dhaawac

    Guddomiyaha Xisbiga WADANI ahna Gudagdomiyaha Barlamaanka iyo wefti ballaadhan oo uu hogaaminayey oo maanta soo gaadhay Burco ayay magaalada ku soo dhoweyeen Gaadiid iyo Dad weyne aad u tiro badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddomiyaha Xisbiga WADANI ahna Gudagdomiyaha Barlamaanka iyo wefti ballaadhan oo uu hogaaminayey oo maanta soo gaadhay Burco ayay magaalada ku soo dhoweyeen Gaadiid iyo Dad weyne aad u tiro badan.
Soo Dhoweyntii Gudomiyaha WADANI Mudane Cirro ee Saaka Waxa ka dhacay Shil sababay dhimashada hal qof iyo dhawaca dhowr qof oo kale kadib markii Gaadhi NOAH ah oo ka mid ah Gadiidkii so dhoweynayey Guddomiyuhu ku dhacay Meel u dhow Kantaroolka dhinaca waqooyi ee laga soo galo magaalada Burco.
Guddomiyaha Xisbiga WADANI ahna Gudagdomiyaha Barlamaanka iyo wefti ballaadhan oo uu hogaaminayey oo maanta soo gaadhay Burco ayay magaalada ku soo dhoweyeen Gaadiid iyo Dad weyne aad u tiro badan, iyadoo weftiga loo gelbiyey dhinaca Hotel cigaal oo xaflad soo dhoweyn ah loogu samaynayey taageerayaal ku soo biiray Xisbiga WADANI.

Baabuurtii So dhoweynaysay weftiga Guddomiyaha ayaa mid ka mid ahi kudhacay meel u dhow Hotelka loo so gelbinayey ee CIGAAL, iyadoo halkaasi uu ku dhintay hal qof  oo ahaa Darawalkii Gaadhiga Halka tiraba dhowr kalena ay ku dhaawacmeen, iyadoo maydka iyo dhaawacaas na loo qaaday dhinaca cisbitaalka Guud ee Burco.





afkashacabka.com Burco/ Office

contact@afkshacabka.com