Dhibicda Roobka Halaga Faaidaysto WQ-Aqoonyahan Abdifatah Bashiir.

0
Tuesday December 06, 2016 - 19:54:51 in by salman abdi
  • Visits: 1470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhibicda Roobka Halaga Faaidaysto WQ-Aqoonyahan Abdifatah Bashiir.

    Waxaa La Sugayaa Raxmadii Alle inay Inoo Hoorto, Cimilada iyo Jawiga Ayaa Qurux badan ilaa shalay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa La Sugayaa Raxmadii Alle inay Inoo Hoorto, Cimilada iyo Jawiga Ayaa Qurux badan ilaa shalay.
Roobka Ayaa Ka Curtay Gobolada Galbeedka Somaliland Iyo Dalka Djabouti Waxaa Durba Qulqulaya Togaga Biyaha Roobka Meelo Badan Oo Galbeedka Somaliland.

Xukuumada Somaliland Waxaanu Talo ahaan Usoo Jeedinaynaa Iyo Wasaaradaha Ay Khusayso in Biyaha Roobka Ummada looga Faaideeyo oo Biyo Qabatin/Xidheeno La Hir geliyo Si Loo Manaafacaadsado Biyahaa Iska Qulqulaya.

Is Qaban mayso in Sannad kasta Roobku Ina Helo Qorshe La’aana Biyuhu inoo Dhaafaan.

 

Lama garan waayin In Hawshaa La Qabto Balse Fudaydsi iyo Qorshe la’aan baa Jirta Dhanka Maamulka ah.

Haddiiba Ciddii ay Khusaysay Hawshani gabtay Waxaan Ganacsatada Dalka Ku Boorinayaa Inay Ku Dedaalaan Sidii Biyo Xidheeno Ama Harootmyin Waaweyn loo Hirgelin lahaa.

Qadarin
abdifatah Bashiir Hassan
Basherson@gmail.com
Burao-Somaliland.