ISCASILAAD: GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI LAANTIISA HOLLAND

0
Wednesday December 07, 2016 - 18:31:33 in by salman abdi
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ISCASILAAD: GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI LAANTIISA HOLLAND

    GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI LAANTIISA HOLLAND KU: XARUNTA DHEXE XISBIGA WADANI ( HARGEYSA) KU: GUDOOMIYAHA WADANI EE EUROPE MR. A . NAHI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI LAANTIISA HOLLAND KU: XARUNTA DHEXE XISBIGA WADANI ( HARGEYSA) KU: GUDOOMIYAHA WADANI EE EUROPE MR. A . NAHI
OG: GOLAHA FULINTA WADANI LAANTIISA HOLLAND
Waxaan halka ku cadeynayaa anigoo ahaa Ex -gudoomiyihii xisbiga wadani laantiisa holland
mudan Xiis Mohamed, in laga bilaabo maanta oo bishu tahay 06-12-2016 in aan iska casilay xilkii
aan u hayey wadani laantiisa Holland ee gudoomiyenimo iyo taageeronimoba.
Kadib markii in mudo 3 bilood ah uu wax ka qaban kari waayey gudoomiyaha wadani ee yurubMR
Nahi qolyo sharci daro ah oo sheeganaya inay yihiin kuwii saxda ah oo aan waxba ka jirin,kadibna

 

cabashadii aan u gudbiyey xarunta dhexe ee Hargeysa iyaga dhag jalaq usiin , sidaasi darteed
ayaan qaatey goaankan.
Waxaan u mahadcelinayaa saaxiibadeydii golaha fulinta ee Holland wada shaqaeyntii
wanaagsaneyd.

Ex-GUDOOMIYAHA WADANI HOLLAND

XIIS MAXAMED

wadaniholland@hotmail.com