Ururka Horumarinta Dhalinyarada Shaqo Abuurka Ah Ee Segdo Oo Ugu Baaqay Dhalinyarada In Ay si mugle uga Qaybqaataan Abaaraha Ka Taagan Gobolda Bariga Somaliland

0
Friday December 09, 2016 - 14:45:28 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Horumarinta Dhalinyarada Shaqo Abuurka Ah Ee Segdo Oo Ugu Baaqay Dhalinyarada In Ay si mugle uga Qaybqaataan Abaaraha Ka Taagan Gobolda Bariga Somaliland

    Ururka Horumarinta Dhalinyarada Shaqo Abuurka Ah Ee Segdo Oo Ugu Baaqay Dhalinyarada In Ay si mugle uga Qaybqaataan Abaaraha Ka Taagan Gobolda Bariga Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Horumarinta Dhalinyarada Shaqo Abuurka Ah Ee Segdo Oo Ugu Baaqay Dhalinyarada In Ay si mugle uga Qaybqaataan Abaaraha Ka Taagan Gobolda Bariga Somaliland

ururka horumarinta dhalainyarada shaqa abuurka ah ee segdo oo loosoo gaabiyo somaliland entrepereneurship generation development organization ayaa ugu baaqay dhalinyarada somaliland meel kasta o ay joogaan in ay ka qayb qaataan aabaraha ba,an
ee ka taagan gobolada bariga dalka.


War murtiyeed uu soo saray ururka segdo ayaa ay ku bayaamiyeen in ay dhalinyartu qayb miisaanle ka qaadato abaarahan soo noqnoqday ee aafeeyay dad iyo duunyaba.

Waxa kale oo uruka dhalin yarada ee segdo ugu baaqay dhalinyarta shaqo abuurka ah in dhalin yartaasi ay sii wadaan halgan kooda ku aadan shaqo abuurista segdo ahaana ay ku dhiiri galainyaan.