You are here: Home /Barcelona, Wararka Maanta Waqtiga Uu Luis Suarez Saxiixayo Heshiiskiisa Cusub Ee Barcelona Iyo Muddada Uu Camp Nou Sii Joogi Doono Oo La Ogaaday

0
Friday December 16, 2016 - 09:19:54 in by Burco Office
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    You are here: Home /Barcelona, Wararka Maanta Waqtiga Uu Luis Suarez Saxiixayo Heshiiskiisa Cusub Ee Barcelona Iyo Muddada Uu Camp Nou Sii Joogi Doono Oo La Ogaaday

    Madax waynaha Barcelona ee Bartomeu ayaa h--e u sheegay in kooxdiisu ay heshiis cusub ka saxiixanayso gool dhaliyaha ree Uruguay ee Luis Suarez

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madax waynaha Barcelona ee Bartomeu ayaa h--e u sheegay in kooxdiisu ay heshiis cusub ka saxiixanayso gool dhaliyaha ree Uruguay ee Luis Suarez

 laakiin Barcelona ayaan markaas shaacin taariikhda uu Luis Suarez saxiixi doono heshiiska cusub ee uu Camp Nou ku sii joogi doono.

Laakiin sida uu ku waramay wargayska Sport ee Barcelona ka soo baxa isla markaana uu shaaciyay wariyaha Gerard Romero ayaa muujiyay in Luis Suarez uu jimcaha saxiixi doono heshiiskiisa cusub ee uu waqtiga dheer ku sii joogo doono kooxdiisa Barcelona. Luis Suarez ayaa sanadkii 2014 kii Barcelona kaga soo biray kooxda Liverpool wuxuuna xidhiidh layaableh la samaystay Messi iyo Neymar.

 

 

Luis Suarez ayaa saxiixi doono heshiis cusub oo Camp Nou ku sii hayn doona ilaa sanadka 2021, wuxuuna Suarez heshiiskan saxiixayaa ka hor kulanka Catalan Derby ee ay Barcelona la ciyaari doonto kooxda Espanyol, isaga oo heshiiskan qalinka ku duugi doona marka uu soo dhamaado tababarka jimcaha ee ay Barcelona ku yeelan doontoe Ciutat Esportiva.