Mudaharadyo Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Congo Oo Sababay Dhimashada 20 Qof.

0
Wednesday December 21, 2016 - 09:16:21 in by salman abdi
  • Visits: 586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaharadyo Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Congo Oo Sababay Dhimashada 20 Qof.

    In Kabadan 20 Qof Ayaa Lasheegay Inay Ku Dhinteed Iska Hor Imaad Dhex Maray Dad Gadoodsanaa Oo Mudaharaadayay Iyo Ciidamada Ammanka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In Kabadan 20 Qof Ayaa Lasheegay Inay Ku Dhinteed Iska Hor Imaad Dhex Maray Dad Gadoodsanaa Oo Mudaharaadayay Iyo Ciidamada Ammanka .

Iska  Hor Imaadkan Ayaa Kadhacay  Caasimadda Dalka  Congo Kinshasa. Dadkan Mudharadayay Ayaa  Madaxweynaha Ka Dalbaday Inuu Xilka Iskaga Dego , Maadaama Uu Guul Daraystay Ayay Yidhaaheen.

Dadkan Dhintay  Waxa Dilay  Ciidamada Ammanka  Oo Xabbad Ku Furay Sida  Ay Sheegeen Dad Goob Joogayaal Ah.

Mr. Kabila Oo Dalka Xukumaya 15 Sano Ayaa  Lafilayaa In Muddo Xileed Kiisu Ku Idil Yahay  Isaniinta Soo Socota, Laakiinse  Waxa Sidoo Kale Lasheegayaa  In  Loo Kirdhiyay Illaa 2018 Ka .

Mucaradka Mr. Kabila Ayaa Shegaya  In Diidmada  Inuu Xilka Wareejiyo Ay

Tahay  Nooc Afganbi.

 


Source: Bbc World Service