Imisa Ciyaartoy Oo Horyaalka Premier Leaque-ga Ka Tirsan Ayaa Daqiiqad Kasta Soo Ciyaaray 17kii Kulan Ee PL? Ogow Cida Kooxdaada Ugu Jirta.

0
Sunday December 25, 2016 - 01:58:39 in by Burco Office
  • Visits: 966
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imisa Ciyaartoy Oo Horyaalka Premier Leaque-ga Ka Tirsan Ayaa Daqiiqad Kasta Soo Ciyaaray 17kii Kulan Ee PL? Ogow Cida Kooxdaada Ugu Jirta.

    Horyaalka Premier Leaque-ga ayaan lahayn waqti fasax ah si la mid ah horyaalada kale, waxaana xiligii qaboobaha ee fasaxa la gali lahaa la ciyaaraa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horyaalka Premier Leaque-ga ayaan lahayn waqti fasax ah si la mid ah horyaalada kale, waxaana xiligii qaboobaha ee fasaxa la gali lahaa la ciyaaraa

kulamada ugu badan ee saamaynta ugu wayn ku yeesha ciyaartoyda iyo kooxahooda. Laakiin waxaa jira ciyaartoy khaas ah oo xili ciyaareedkan Premier Leaque-ga ka ciyaaray daqiiqad kasta oo aan hal daqiiqo la nasin.


 

 

Shirkada ururisa xogta horyaalka Premier Leaque-ga ee Opta ayaa shaacisay 13 ka ciyaartoy ee xili ciyaareedkan kulankasta oo Premier Leaque-ga ah daqiiqad kasta ka ciyaaray iyada oo ay dheer yihiin 6 gool haye oo iyaguna daqiiqad kasta saftay.Petr Cech, Thibaut Courtois, David de Gea, Lukasz Fabianksi, Fraser Forster iyo Ben Foster ayaa soo saftay1,530 daqiiqo ee ilaa hadda la soo ciyaaray oo ka kooban 17 kulan.

HALKAN KAGA BOGO 13 CIYAARTOY EE AAN GOOLHAYAYAASHA AHAYN EE DAQIIQAD KASTA KA SOO MUUQDAY PL XILI CIYAAREEDKAN:

Cesar Azpilicueta (Chelsea)

 

Nathaniel Clyne (Liverpool)

 

Steve Cook (Bournemouth)

 

Curtis Davies (Hull City)

 

Simon Francis (Bournemouth)

 
Simon Francis reacts

Ben Gibson (Middlesbrough)

 
Middlesbrough's Ben Gibson in action with Hull City's Adama Diomande

N’Golo Kante (Chelsea)

 

Michael Keane (Burnley)

 

Gareth McAuley (West Brom)

 

Ben Mee (Burnley)

 

Wes Morgan (Leicester)

 

Virgil van Dijk (Southampton)

 

Jan Vertonghen (Tottenham)

Ma jiro hal ciyaartoy oo daqiiqad kasta xili ciyaareedkan ka soo muuqday safka kooxaha Manchester United, Arsenal iyo Manchester City oo aan ka ahayn goolhayayaasha halka Cheslea ay laba ciyaartoy daqiiqad kasta soo safteen kulamadii Premier Leaque-ga. Liverpool ayaa hal ciyaartoy ku leh. Laakiin maalinta Boxing Day-ga waxaa la hubaa in liiskani uu ugu yaraan ku soo yaraan doono 12 ciyaartoy iyada oo Kante uu ganaax ku maqnaan doono.