Dulmane Aan La Ogayn Oo U Bahan Gurmad Inuu Helo W/Q: Wariye Khadar Abdirisaaq Salebaan(Hanad)

0
Monday January 02, 2017 - 19:15:56 in by salman abdi
  • Visits: 1022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dulmane Aan La Ogayn Oo U Bahan Gurmad Inuu Helo W/Q: Wariye Khadar Abdirisaaq Salebaan(Hanad)

    Qofkasta Oo Kasoo Jeeda Deeganada Somaliland Kuna Dhashay Dhulkiisa Hooyo Waxa U U Bahanyahay Inuu Helo Xaquuqda U Xaqa U Leeyahay, Isaguna U Bixiyo Xaquuqda Lagu Leeyahay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qofkasta Oo Kasoo Jeeda Deeganada Somaliland Kuna Dhashay Dhulkiisa Hooyo Waxa U U Bahanyahay Inuu Helo Xaquuqda U Xaqa U Leeyahay, Isaguna U Bixiyo Xaquuqda Lagu Leeyahay,



Adamaha Dunida Ku Nool Dhamantood Waxa Ay Ka Siman Yihiin Inay Khaldami Karaan Oo Aan Shaki Lahayn Khaladkaasina Oo Hadana Kale Duwan Sidoo Kalana Kale Waawayn Hadana Waxa Meesha Ku Jirta Inaan Lagu Xadgudbin Muwaadinka Oo Haduu Galo Qarankana Ka Galo Ciqaabtiisa La Mareeya,

Axmed Cilmi Samater Waxa U Ka Mid Ahaa Shakhsiyaad Ku Eedaysanaa Inay Fal Ka Gaysteen Dalka Waxana Bahda Cadalada Iyo Xukumadu Ku Xukuntay Xabsi Ciqabeed Gaadhaya 15 Sano Taasi Oo Mudadaasiba Ku Jiray Xabsiga Wayn Ee Magalada Hargaysa,

Muwaadinkan Oo Mudadii U Ki Jiray Ayaa Waxa Lasoo Darsay Xanuun Sababay Inuu Curyaamo Oo Xaaladiisa Caafimaadna Ay Ku Jirto Khatar Sida Ay Cadeeyeen Afar Dhakhtar Oo Ka Falooday Xanunkisa Taasi Oo Ay Carabka Ku Dhufteen Inaan Dalka Waxba Lagaga Qabankarin Oo U Bahanyahay Inay Dalka Dibadiisa Lagu Soo Dabiibo,

Mar Aan Xaalkiisa Caafimaad U Kuurgalay Waxa Lay Isheegay Inu Mudadii Xukunka Cadaladu Ku Dhacday Ay Muddo Dhaaftay Taasina U Bahantahay Inuu Muwadinkaasi U Helo Xaqa Dalkiisa Iyo Dadkiisaba Ku Leeyahay, Waxana U Bahanyahay In Lala Raadiyo Fafimaad Ilahay Ayaa Umadiisa Ku U Hibeeye, Caafimaadka Sida Ay Bahda Cadalada Iyo Xukumadaba Ka Codsadeen Odayaal Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Degaanka U Maxbuuskani Kasoo Jeeda Kuwaasi Oo Ugu Baaqay Inay Soo Dayaan Isla Markaana Cafiyaan Si Ay Ula Raadiyaan Caafimaad,

Cuqaashan Iyo Waxgaradkan Ayaa Soo Bandhigay In Sharcigu U Fasaxayo Waxyaabo Badan Oo U Xaq U Leeyahay Muwaadin In U Helo Cadalad,Sinaan Iyo Daawayn Waxana Ay Baaqaasi Ka Sugayaan Jawaab Inay Ka Helaan Xukumada,

Isku Soo Wada Duubo Bahda Cadaalada Iyo Xukumada Ayaa Laga Warsugayaan Inay Ka Jawaaban Dhawaaqa Ka Yeedhaya Muwadininta U Dhashay Dalkooda Hooyo.

W/Q: Khadar Hanad

Burco/Somaliland

Wariyekhadar@gmail.com