Wasiiru Dawlaha Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga Ee Somaliland Oo Tacsi U Diray Gudoomiyihii Waxbarashada Gobolka Sanaag

0
Thursday January 05, 2017 - 20:14:15 in by Burco Office
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiru Dawlaha Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga Ee Somaliland Oo Tacsi U Diray Gudoomiyihii Waxbarashada Gobolka Sanaag

    Hargeysa(AFKA)wasiiru Dawlaha Wasaarada Ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah maxamuud warsame jaamac Ayaa Tacsi tiiraanyo le u dirayaa Qoyskii Qaraabadii Asxaabtii iyo Qaranka s / land

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)wasiiru Dawlaha Wasaarada Ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah maxamuud warsame jaamac Ayaa Tacsi tiiraanyo le u dirayaa Qoyskii Qaraabadii Asxaabtii iyo Qaranka s / land .Oo uu ka baxay Elle haw u naxariistee Marxuum Max'ed Saalax Xaaji Xasan ( ANNIIS ) Oo Ahaa Isuduwaha wasaarada waxbarshada iyo taclinta sare ee Gobolka Sanaag OO shil Gaadhi ku geeriyooday Wasiir u dawlaha ganacsigu wuxu ka xog waramay doorkii iyo kaalintii muqatay ee uu ka soo qaatay nabadaynta iyo dib u heshiisiinta Deegaanada  s/ land iyo isu keenkii hub ka dhigii beelaha Sanaag ,

 Wuxu ahaa Badhasaab ku xigeenkii Gobolka Sanaag isagoo xukuumadii Udub ka noqday Wasiiru dawlaha gobolada bari sidoo hada oo xaqii u yimi wuxu ahaa Isuduwaha wasaarada waxbarshada iyo taclinta sare ee Gobolka Sanaag isagoo ahaa Odayada iyo nus danbeedka Gobolka Sanaag Dhanka kale wuxu ahaa ANNIIS Siyaasi Ruug cadaaya isagoo ahaa nin Caan ku ah walaalaynta bulshada s/ land iyo isu soo dhawaynta shacabka waxan ku xasuustaa Xilkaa uu maanta hayay ee Isuduwaha sidii muuqatay ee uu salka ugu dhigay waxbarshada Sanaagwaxan ku xasuustaa ku bedel Dad jcyl deeq iyo dulqaad waxana astaan u ahayd karti iyo dadaal uu ka muujiyay shaqaduu hayay ee isuduwaa waxbarshada iyo taclinta sare ee Gobolka Sanaag Alle haw u naxariisto Janatul fardoowsana ha geeyo Wuxu ifka kga tegay 
hal qof oo ah gabadh iyo hal xaas dhamanteen samir iyo Imaan alle Hynaga siiyo Wabilahi Tawfiig