Musharixiinta U Tartamaya Hogaanka Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka Somaliya Oo La Shaaciyey.
Muqdisho(AFKA);Guddida Aqalka hoose ee baarlamaanka Somaliya u qaabilsan doorashada hogaanka baarlamaanka ayaa shaaciyey musharaxiinta soo gudbiyey codsiyada ay ku dalbanayaan in loo doorto hogaanka baarlamaanka.
Guddida ayaa soo bandhigtay musharixiin tiradoodu gaadhayso ilaa 6 kuwaas oo u tartamaya gudoomiyaha aqalka hoose ee baarlamaanka, halka gudoomiye ku xigeenkana ay u tartamayaan tiro intaas ka badan.
Halkan Ka AKhriso magacyada musharaxiinta u tartamaya hogaanka baarlamaanka Somaliya