Daawo " Ninkii Been Bataa uun ha iska Haysto Meesha "Somaliland" Lakin yaynaan Is dilin" Sh Adan Siiro
Sh aadan siiro oo khudbadii jimacaha shalay ku soo qaatay heshiisinta dadka iyo waxyaabaha qaranimada somaliland ku dhisantahay wuxu tilmaamay inaanay is dhaamin siyaasinta wakhtigani balse ay kala been badan yihiin uun