Somaliland Oo Noqotay Goob Ay Ku Soo Hirtaan Dadka Kasoo Qaxay Syria, Kana Furteen Ganacsiyo Kala Duwan.

0
Sunday January 08, 2017 - 15:50:21 in by salman abdi
  • Visits: 543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Noqotay Goob Ay Ku Soo Hirtaan Dadka Kasoo Qaxay Syria, Kana Furteen Ganacsiyo Kala Duwan.

    Warbinxinta ayaa ay Wariyuhu ku sheegtay in Somaliland ay ahayd 20 sano kahor goob dagaalo kasoo kabanaysa ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbinxinta ayaa ay Wariyuhu ku sheegtay in Somaliland ay ahayd 20 sano kahor goob dagaalo kasoo kabanaysa ,

Mary Harper, waa wariye katirsan shabakadda Wararka ee BBC World Service , waxay Warbixin kadiyaarisay , Qaxootiga faraha badan ee kasoo qaxaya Dalka Syria , ku waas oo ay sheegtay , inay aad ugu soo bateen Dhulalka Somaliland.

Dadka Kasoo qaxay Dalka Syria ee ay dhibaatada Xoogani kasocoto ayaa Caasimadda Hargeisa , iyo Goobaha kale ee uu dalku ka koobanyahay kashaqaysta kana furtay Ganacsiyo kala duwan , sida Hospitallo, u gaar ah Ilkaha , kuwaas oo soo jitay Warbaahinta Caalamka , Hotels , Bakhaarro, iyo Tukaamo badan.

Warbinxinta ayaa ay Wariyuhu ku sheegtay in Somaliland ay ahayd 20 sano kahor goob dagaalo kasoo kabanaysa , ahaydna sidoo kale

goob , dadkeedu ka qaxeen , balse maanta magangalyo u noqotay dalal kale oo kasocdaan colaaddo iyo dagaallo, iyada oo dalku ku jira xaalad abaaro daran , oo aan kahelin kaalmo gargaar beesha caalamka.

 

Sacuudiga ayaa sidoo kale kaalmo yar oo kooban soo gaadhsiiya dadkan kasoo cararay colaadaha kasocda Syria.

Badanka dadkan Syria kayimid ayaa kashaqaysta xirfadda Ilkaha.


Source: BBC World Service