Xeer Mise Xoog W/Q Cabdikhadar Xiis

0
Sunday January 08, 2017 - 21:42:50 in by Burco Office
  • Visits: 1038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xeer Mise Xoog W/Q Cabdikhadar Xiis

    4 January 2016, TalaabadiiShaqada Ay KagaJoojiyen MaamulkaTv-gaKalsan LabadiiSuxuufiEeAbdirisaq Terra Iyo MaxamedYuusufBakayle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

4 January 2016, TalaabadiiShaqada Ay KagaJoojiyen MaamulkaTv-gaKalsan LabadiiSuxuufiEeAbdirisaq Terra Iyo MaxamedYuusufBakayle

Ma AhaydTalaabo Aynu OdhanKarnoWaxayWaafaqsaneydXeerkaShaqaalahaRayidka Somaliland Iyo QawaanintaShaqadaEeCaalamiga ah? , MiseWaxaynu Odhan Karnaa TalaabadaLabadaSuxuufiShaqadaLagaagaEryeey Waa MidXeerkaShaqaalahaRayidka Somaliland Iyo KuwaDunidaba Baal Barsan? , JaawabahaSu’aalahanWaxaynu Ku GorfeynDoonaQormadeenan .

IntaAynaanGudaGalinQormadeenaDhawrQodobAyeeynu Isla SiiFahmiDoona.

1.MuuqBaahiyahaKalsanInuuYahayGoobShaqo (Institution) Oo Ay ShaqaaleMuwaadiniin Ahi KaHawlGalaan.

2.InuuMuuqBaahiyuhuuLeeyahayXeerar Iyo ShuruucoQoranOoUuShaqaalaha Ku Dhaqo.

3.IneyJiraanMabaadii Iyo Siyaasado (Principle and Polices) Shaqaalaha U Gaar ah.

4.InuuLiisan( Licence) ShaqoKaHaystoDawlada Somaliland, LiisankasnaUuYahayKaDamaanadQaadayaXuquuqda Iyo XaqaMuwaadinkaShaqaalaha ah.

Ma DoonayoIneynuAadUguSiifogaanoLaakinAfartanQodobAyeeynuKaDhiganDoona Bar AmaMeelAynuuKaDuulno.

SidaCaadiga ah XeerkaShaqaalahaEeDalka u YaalaiyoShuruucdaCaalamiga Ah EeShaqada Iyo Shaqaaluhu, Si QotoDheerAyeeyUgaHadleenXaqa Iyo XuquuqdaRuuxaShaqaalahaAhiiLeeyahay, Way JirteyQarnigii 17aad In UusanRuuxaShaqaalahaAhiiXuquuqIskaDaayeAnuuLahaynQiimeynQofnimoBalleWaxaaba La Sheega In DawladahaQarkoodShaqaalahoodaa Ay Kula DhaqmiJireenXeerka loo YaqaanoXeerkaKeymaha ( Law Of Jangle) OoAsalAhaanLaga Soo MiinGuuriyeeyBulshadaIndhayarta AhOo La TibaaxoIneyKa Mid YihiinBulshooyinkaUguMayalkaAdagLehAadamaha, LaakinWixiiKaDanbeeyeyQarnigii 18aad, DuniduWaxaykasooSaarteyXadGudubyadii Iyo CagaJugleyntiiXeererBadanOoMarkiiDanbeIsuuBadaleyQaarkoodKuwaCaalami ah, Dal KastaOoDunidaKa Midi Sida Somaliland Oo Kale WuxuuMuwaadiniintoodaShaqaalaha Ah u SameeyeyXeerar Iyo QawaaninIlaalineysa Isla Markaana Si Miisaman U DaryeelaayaXaqa Iyo XuquuqdoodaShaqo.

SidaUu Ku WarameyAgaasimahaDalaalkaBarigaAfrikaEeMuuqbahiyaKalsan TV HadiAynuu U RaacnoOoAynuuNidhaahnoKhaladAyeeySameeyenOoWaxayJabiyeenQodobKa Mid Ah Xeerarkii U Yaaley TV-ga, Xalku Ma WuxuuNoqonaya Eris MiseTalabooyin Kale Oo La QaadiKaroAyaaJirey?.

AynuuEegnoXeerkaShaqalahaRayidka Somaliland ArimahaNoocan Ah WuxuuKaYidhii.

UfiirsoCutubka 8aad, Qodobkiisa 36aad.

OgeysiintaShaqo-ka-saaristaamashaqo-ka-tagistaShaqaalaha

Haddiidhinacyadaheshiiskashaqowadagalay ay kabaxaanheshiiska, waa:

1.Inaybixiyaanogaysiisshaqokatagidamashaqokasaaris.

2.In uuqoraallaguogeysiiyaayadoomidbadhinaca kale u kucadeynayosababtashaqokasaaristaamashaqokategistakukaliftey.

3.Hadii u heshiiska u dhexeeyeylabadadhinacahaa mid joogto ah (fixed term) waa in uu lix usbuuckabadankusooogeysiiyaaqoraalahaan.

4.Haddiilagusooeedeeyo wax baalmarsanqawaaniintalagusooshaqaaleeyay,waxna u dhimaysa loo shaqeeyahasumcadiisaiyoshaqadiisaba, waa in la siiyaafursaduuiskadifaacoeedaasi.

5.Hadiiqofkashaqaalaha ah eekuqanciwaayasababtashaqadalagasaarey, waainucabashdiisa u gudbiyaaagaasinkashaqaalahaee W/Shaqada.

6.Hadii u raalikunoqonwaayogo’aankaagaasinkashaqaalahawaxa u cabashadiisa u gudbinayaamaxkamadakushaqadalehbilgudaheed.

7.Hadiimaxkamaducadaysoinaansababsharci ah aanloogaeryinshaqada, waalagucelinayaaqofkashaqadiisiibilgudaheed.

8.Hadii loo shaqeeyuhukuadkaystoeryiddashaqaalahawuxuubixinayaa 4 biloodmushaharkoodootacwiid ah oomushaharkiiugudanbeeyayeeuuqaadanayay ah.

Isla Cudubka 8aad EeXeerkaShaqaalahaRayidkaQodobkiisa 37aad WuxuuDhigaya.

Shaqokasaaristaaanogeysiislaheyn

Hadiiqofkashaqaalaha ahi cadaatoinuukukacayanshaxxumadasoosocotashaqadawaalagasaarayaaiyadaooaanogeysiin la siinqofkashaqaalaha ah:

1.1. Hadii u diidoamarsharci ah ooshaqadiisa la xidhiidhaamasameeyoamardiido.

2.Hadii u shaqadakudagaalamooogacankahadalsameeyo.

3.Hadii ay daacadnimodaroshaqadiisa ahi kucadaato.

4.Hadiiuusirtashaqadaama loo shaqeeyahiisauucid kale u sheego.

5.Amadembi kale oo la xidhiidhashaqadiisakucadaato.

6.Hadii u tuugosameeyo. 7. Hadii ay kucadaato in alaabtauukushaqeynaayayogaan u jajabiyayamadayacay

HadabaMuwaadinMarkeynuuWaxanOoDhanEegnoMiyeeynanOdhanKareynLabadaSuxuufi Waa LaguGafeyOoSifoSharciga Somaliland Iyo Calamkaba Baal Marsan AyaaShaqadaLagaagaEryeey, LaakinseKaWaranHadiiMaanta Ay MaxkamadLasooTiigsadanMaamulka TV-gaKalsanMiyaaneynKa Gar Heleyn?,

WaxanHalkanBaaq Iyo FariinUgaDiraaya Cid KastaOoSifoSharciDaro Ah Shaqaalaha Ku EryeeysanIneyKaWaantawdo, Shaqaaluhu Waa Hanti, Hantina Cid Si YarOoSahlanUuTuuri Karta Ma Jirto, Somalilandna Ma OgolaIntaShuruucdaiyoQawaanintaShaqada Iyo ShaqaalahaBarateyna Ma Ogola In ShaqaalahaSharciDaro Loo Eryo.

F.G : Abdirisaq Terra iyoMaxamedBakeyle, CidaEridey Waa YahyeSheekhIsmaaciilAgaasimahaBariga Africa EeTVgaKalsan, NidaamAhaan Waa QeyruSharciiQofAanAhaynMadaxaShaqaalahaTVgaAmaGudoomiyahaGuudEeTVguInuuQofShaqaalihiisa Ah Eryo, Iska Da Terra Oo Ahaa AgaasimahaTVgaEeJamhuuriyaddaBarakeysanEeSomalilandee.

Mahadsaniidin.

AbdikhadarHies Abdi

Human Resource Officer

Burco-Somaliland