Baarlamaanka Turkiga oo maanta ka doodaya in awoodda loo kordhiyo Erdogan

0
Monday January 09, 2017 - 10:59:24 in by salman abdi
  • Visits: 625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Turkiga oo maanta ka doodaya in awoodda loo kordhiyo Erdogan

    Baarlamaanka Turkiga ayaa maanta billaabaya dood ku saabsan qorshe lagu doonayo in isbadal lagu sameeyo dastuurka dalkaas si awoodo dheeraad ah loo siiyo madaxwaynaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Turkiga ayaa maanta billaabaya dood ku saabsan qorshe lagu doonayo in isbadal lagu sameeyo dastuurka dalkaas si awoodo dheeraad ah loo siiyo madaxwaynaha.

Madaxwayne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in awood heer sare ah ay Turkiga la simi doonto dalalka Faransiiska iyo Maraykanka.

Dadka dhaliishanse waxay sheegayaan in arrintaas ay la siman tahay awood-muquunsi dalka u horseedi doonta kali talisnimo.

Madaxwayne Erdogan ayaa haddaba dalka ku maamulaya awoodo dheeri ah oo waafaqsan xukunka dagdaga ah ee la soo rogay bishii todobaad ee sanadkii hore, ka dib afgambigiii dhicisoobay

Xisbiga talada haya ee AK waxay u baahan yihiin taageerada xisbiga mucaaradka ah ee MHP si loo meelmariyo ka hor inta aan afti dadwayne loo qaadin.





Xigasho/BBC Somali