Daawo:"Muuse Biixi Waxba Nagama Dhaxeeyaan, Balse Waxaan U Garanwaayey Arigtidiisa Ah Dalka Aan Madaxweyna Ka Noqdo" Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid.

0
Tuesday January 10, 2017 - 10:41:00 in by Burco Office
  • Visits: 108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Muuse Biixi Waxba Nagama Dhaxeeyaan, Balse Waxaan U Garanwaayey Arigtidiisa Ah Dalka Aan Madaxweyna Ka Noqdo" Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid.

    Hargeysa(AFKA)Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaarid ah ee WADDANI ayaa waxaa uu ka hadley abaaraha xooggan ee dalka ka jira iyo doorashadii madaxtooyadda oo kaabiga ina soo saartey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaarid ah ee WADDANI ayaa waxaa uu ka hadley abaaraha xooggan ee dalka ka jira iyo doorashadii madaxtooyadda oo kaabiga ina soo saartey.

Sidoo kale Xussen Axmed Ceydiid oo ay su’aal warbaahintu weydiisay ka jawaabaya waxaa uu sheegay in aanu jirin wax naceyb gaar ah oo ka dhaxeeya Muuse Biixi balse ay ku kala aragti duwanadeen rabitaanka uu Muuse Biixi dalka ku doonaayo in uu madaxweyne kaga noqdo