Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Mohamed Calimi Ayaa Shirkada Ismaciil Export Ayaa U Xayiray Dhoofka Beeyada Gobalka Sanaag

0
Tuesday January 10, 2017 - 19:43:12 in by salman abdi
  • Visits: 754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Mohamed Calimi Ayaa Shirkada Ismaciil Export Ayaa U Xayiray Dhoofka Beeyada Gobalka Sanaag

    Ceerigabo(AFKA);Agaasimaha Guud Ee Degaanka Mohamed Cilmi Oo Shirkada Ismaciil Export Ayaa u Xayiray Dhoofka Beeyada Shirkadan Ismaciil Export ayaa Ahayd shirkad ganacsata Ah Oo Ka Mid Ah Shirkadaha Ka Ganacasada Beeyada gobalka Sanaag Ayaa Waxa Ay K

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigabo(AFKA);Agaasimaha Guud Ee Degaanka Mohamed Cilmi Oo Shirkada Ismaciil Export Ayaa u Xayiray Dhoofka Beeyada Shirkadan Ismaciil Export ayaa Ahayd shirkad ganacsata Ah Oo Ka Mid Ah Shirkadaha Ka Ganacasada Beeyada gobalka Sanaag Ayaa Waxa Ay Ku Hadhay Tartan Ay La Gashay Shirkado Kale Oo Ka Ganacsatada Beeyada,

Shirkada Ismaaciil Export Ayaa Laga Awood Batay Gobalka sanaag iyadoo qiimihii beeyadu kor u kacay Markii ay yimadeen ganacsato u dhalatay Gobalka sanaag bulshadiin iibinaysana ay danaysay halka dani ugu jirto

Shirkada Ismaciil Export Ayaa ka soo Laalabatay Gobalka sanaag iyadoo waliaba dayin lagaga leeyahay gobalada bariga Somaliland .waxay laaluush siiyeen Agaasimaha guud Ee wasarada Deegaanka iyadoo ay doonayaan in Loo xayiro Ka Ganacsiga Beeyada Gobolka Sanaag.

Hadaba Ganacsiga beeyada gobolka oo gebi ahaanba is taagay ayaa waxaa maanta ka hadlay Odayaal ka soo Jeeda Gobalka sanaag Arintan Oo Ay Ka Soo Yeedhay Qaylo Dhaan xoogan Ayaa Waxa Ay Odayaasha Waxgaradkani Baaq U diren Xukumada Somaliland .Waxayna Tilmaameen Inaan shirkad Kaliya loo Xayiran geed dabeeciya oo boqol sano in ka badan ay ka ganacsanayeen Bulshada gobalka sanaag.iyaga Oo Ku eedeeyey Agaasimaha guud Ee Waasarada Deegaanka oo ka soo jeeda gobalka sanaag Inuu Ganacsigii Umada dhaafsanaya Laaluush uu ka qaatay SHirkada Keliya Oo Uu Kooto Ugu Xidhay Ganacsiga Beeyada Gobolka Sanaag.

Arrintan Foosha Xun Ee Uu ku kacay Agaasime mohamed cilmi ayaa ah mid kicisay shucuurta dadwaynaha reer ceerigaabo Waxanay Xukumada Somaliland Ugu baaqeen inay si deg dega ah U soo Fara geliso Arrintan Caqabada Ku Ah Ganacsiga Beeyada Gobolka Sanaag Oo Ay Walaac Xoogan Ka Muujiyeen Bulshada Gobolkau.

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Mohamed Calimi Ayaa Shirkada Ismaciil Export Ayaa U Xayiray Dhoofka Beeyada Gobalka Sanaag

Agaasimaha Guud Ee Degaanka Mohamed Cilmi Oo Shirkada Ismaciil Export Ayaa u Xayiray Dhoofka Beeyada Shirkadan Ismaciil Export ayaa Ahayd shirkad ganacsata Ah Oo Ka Mid Ah Shirkadaha Ka Ganacasada Beeyada gobalka Sanaag Ayaa Waxa Ay Ku Hadhay Tartan Ay La Gashay Shirkado Kale Oo Ka Ganacsatada Beeyada,