Trump Oo Beeniyay Hadallo Ay Warbaahinta US Ku Sheegeen In Sirdoonka Ruushku Heleen Warbixinno Shakhsiyeed Oo Isaga Xidhiidh La Leh.

0
Wednesday January 11, 2017 - 09:47:19 in by salman abdi
  • Visits: 494
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Trump Oo Beeniyay Hadallo Ay Warbaahinta US Ku Sheegeen In Sirdoonka Ruushku Heleen Warbixinno Shakhsiyeed Oo Isaga Xidhiidh La Leh.

    Sirdoonka Maraykanka ayaa Warbixntan u soo bandhigay Obama iyo Trump , iyagoo jooga Aqalka Cad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sirdoonka Maraykanka ayaa Warbixntan u soo bandhigay Obama iyo Trump , iyagoo jooga Aqalka Cad.

Isaga oo aan tixraacin arrintani waxay tahay , Madaxwaynaha ladoortay ee Maraykanka waxa uu soo dhigay bartiisa Twitter " Waa war been ah oo la igaga been abuuranayoā€¯Hargeisa (HWN) Eedyamo aan caddayn wadan ayaa sheegay in sirdoonka Ruushku heleen Warbixinno shakhsiyadeed oo laga yaxyaxo oo ku saabsan Trump, sida ay sheegeen Warbaahinta kasoo baxda US.

Mr Trump ayaa lafilayaa in uu Arbacada shir jar id Qabto , wakhti laga xigo uun xilligii uu lawareegi lahaa Madaxweynaha 9 maalmood.

Sirdoonka Maraykanka ayaa Warbixntan u soo bandhigay Obama iyo Trump , iyagoo jooga Aqalka Cad.


Source: BBC World Service