Deg Deg;'' Prof Max'ed Cismaan Jawaari oo ku guuleystay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

0
Wednesday January 11, 2017 - 14:43:22 in by salman abdi
  • Visits: 790
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;'' Prof Max'ed Cismaan Jawaari oo ku guuleystay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

    Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musharax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musharax.

Wareegii hore waxaa doorashada ku tartamay Prof Max’ed Cismaan Jawaari, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, C/fitaax Max’ed Geeseey iyo Idir Aadan Dhatar.

Guud ahaan tirada codeysay ayaa ah 259, halka labo cod oo ka mid ah ay xumaadeen.

Hadaba waxaa ay musharixiinta codadka u kala helleen sidan :

=

 

·Pror Max’ed Cismaan Jawaari [141 cod]

·C/rashiid Max’ed Xidig [ 97 cod ]

·C/fitaax Max'ed Ibraahim Geeseey [17 cod]

·Idir Aadan Dhakhtar [2 cod]

 

Ugu danbeyntii, waxaa natiijada ku dhawaaqay guddoonka KMG oo halkaa ka sheegay in Prof Max'ed Cismaan Jawaari mar kale noqonayo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya