War Deg Deg Ah:Al-Shabaab Oo Ciidamo Wata Dareys Gooni Ah Ku Soo Bandhigay Gobolka Shabeelaha Hoose +Sawirro)

0
Thursday January 12, 2017 - 03:59:31 in by Burco Office
  • Visits: 480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Al-Shabaab Oo Ciidamo Wata Dareys Gooni Ah Ku Soo Bandhigay Gobolka Shabeelaha Hoose +Sawirro)

    degaanka Kuunyo-barrow oo ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa xoogaga Al-Shabaab waxay ku soo bandhigeen ciidan ka mid ah kuwa loo yaqaanno xisbada ama Booliska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

degaanka Kuunyo-barrow oo ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa xoogaga Al-Shabaab waxay ku soo bandhigeen ciidan ka mid ah kuwa loo yaqaanno xisbada ama Booliska.
Guddoomiyaha Al-Shabaab ugu magacaaban Gobolka Shabeellaha hoose Shiikh Abuu Usama ayaa sheegay ciidamadaan ay wax ka qaban doonaan arimo ku saabsan anshax xumida iyo dembiyada kale.

Waxyaabaha ay dabagalka ku sameyn doonaan ayuu sheegay Shiikh Abuu Usama iney ka mid yihiin dadka mobilada ku qaata aflaanta xun xun iyo wixii soo raaca.

Ciidankan oo watay dareys gaar ah ayuu sheegay ineysan wax dhibaato ah u geysan doonin bulshada ayna si wanaagsan ula macaamili doonaan shacabka degmadaas.