Daawo Sawirada:Guriga loo Diyaariyey In Uu Dego Madaxweyne Obama marka Uu Xilka Wareejiyo

0
Thursday January 12, 2017 - 15:42:37 in by Burco Office
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada:Guriga loo Diyaariyey In Uu Dego Madaxweyne Obama marka Uu Xilka Wareejiyo

    Madaxweynaha waqtigiisa dhamaadat ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa lagu wadaa in maalmo kadib uu si rasmi ah xilka ugu wareejiyo Madaxweynaha sida sharciga loo doortay ee Dalkaasi Donald Trump.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaadat ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa lagu wadaa in maalmo kadib uu si rasmi ah xilka ugu wareejiyo Madaxweynaha sida sharciga loo doortay ee Dalkaasi Donald Trump. Obama ayaa aqalka Cad ee looga arimiyo dalka Mareykanka ku noolaa mudo 8-sano ah, waxaana hada loo diyaariyay guri qurux badan oo loogu tala galay in Madaxweynaha iyo Qoyskiisa ay dagaan marka xilka uu wareejiyo.