Obama Oo Isbadal Ku sameeyay Siyaasadda Dadka Soogalootiga Ah Ee U Dhashay Cuba.

0
Friday January 13, 2017 - 11:15:09 in by salman abdi
  • Visits: 557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Obama Oo Isbadal Ku sameeyay Siyaasadda Dadka Soogalootiga Ah Ee U Dhashay Cuba.

    Maamulka Obama ayaa sheegeya inay ula dhaqmi doonaan dadka u dhashay sida loola dhaqmo dadka kale ee Ajnabiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Obama ayaa sheegeya inay ula dhaqmi doonaan dadka u dhashay sida loola dhaqmo dadka kale ee Ajnabiga

Madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama ayaa go’aan ku gaadhay in uu soo afjaro siyaad soojireen ah oo maraykanku kula dhaqmi jiray dadka soogalootiga ah ee kayimaadda Dalka Cuba.

Dadka soo galootiga ee kayimaadda Cuba ayaa loo ogaalaan jiray dalka inay ku joogaan bilaa Visa , balse Maamulka Obama ayaa sheegay in dib loogu celin doono dalkooda Cuba cidii ku soo gasha dalka bilaa sharci.

Maamulka Obama ayaa sheegeya inay ula dhaqmi doonaan dadka u dhashay sida loola dhaqmo dadka kale ee Ajnabiga ah ee dalka soo gala.

Xidhiidhka u dhaxeeya Cuba iyo Maraykanka ayaa soo wanagsananaya . Masuuliyiinta Maraykanka ayaa sheegay in go’aankani uu sii wanaajin doono xidhiidhka

u dhaxeeya labada dal, arrintanina ay timid kadib wada hadal dheer oo u socday labada dawladood.

 

Saraakiishu waxay sheegeen in wali dadka u dhashay Cuba aanay wali kabixin siday ugu kalsoon yihiin go aamadan ay isla gaadheen labada dawladood.


Source : Reuters News Agency