Hargeysa (AFKA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool-dahable).
Madaxweyne Siilanyo Oo Ka Qeyb Galay Aaska Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool-dahable) +Sawiro