Daawo:" Muuse Biixi Xataa Hadii Uu Xisbiga Waddani Yimaado Waanu Soo Dhaweeneynaa .." Hogaamiye Xirsi

0
Saturday January 14, 2017 - 15:14:51 in by Burco Office
  • Visits: 594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:" Muuse Biixi Xataa Hadii Uu Xisbiga Waddani Yimaado Waanu Soo Dhaweeneynaa .." Hogaamiye Xirsi

    Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo ka hadlaayey munaasibad uu maanta xisbigaasi u qabtey tageerayaal ku soo biiray xisbigaasi oo ka soo jeeda gobalka Saaxil ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Waddani uu soo dhaweyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo ka hadlaayey munaasibad uu maanta xisbigaasi u qabtey tageerayaal ku soo biiray xisbigaasi oo ka soo jeeda gobalka Saaxil ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Waddani uu soo dhaweynaayo cid kasta oo ku soo biirta isla markaana taladiisa ay qeyb ka qaadan doonan

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi waxaa uu sheegay in gudoomiyaha Kulmiye Muj Muuse Biixi xataa hadii uu ku soo biiro xisbiga Waddani in lagu soo dhaweenayo doono