Sawirka Maanta Madaxweyne Siilanyo Iyo Muj Cali Guray Saxiibo Siyaasadu Kala Fogeysay .

0
Saturday January 14, 2017 - 15:49:00 in by Burco Office
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirka Maanta Madaxweyne Siilanyo Iyo Muj Cali Guray Saxiibo Siyaasadu Kala Fogeysay .

    Hargeysa (AFKA):- Madaxweyne Siilanyo iyo Muj . Cali Guray ayaa waxaa ay horre u ahayeen saxiibo waxaana ay ka wada mid ahayeen ururkii Somaliland xoreeyey Ee SNM

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (AFKA):- Madaxweyne Siilanyo iyo Muj . Cali Guray ayaa waxaa ay horre u ahayeen saxiibo waxaana ay ka wada mid ahayeen ururkii Somaliland xoreeyey Ee SNM
Muj. Cali Guray iyo Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa ay mudooyinkii ugu danbeeyey ay noqdeen saxiibo ay siyaasadu kala fogeysay waxaana uu Muj Cali Guray eedeymo culus hawda u marin jiray Madaxweyne Siilanyo
Dhawaan ayaana ay aheyd markii Muj . Cali Guray uu shaaciye in uu si rasmi ah ugu biiray xisbiga Kulmiye oo uu todobada sanno ka hor dibad joog ka ahaa
Waxaana maanta ay labadan siyaasi ku kulmeen Aas qaran oo uu maanta madaxweyne Siilanyo ka qeyb galay

Image may contain: 3 people, people standing