Daawo: Kabo Tole Seerbiyaan Ah Oo Xaaska Trump Ku Marti Qaaday Xaflada Dhaarinta Odaygeeda Oo Farxad La Waal Waalanaya

0
Sunday January 15, 2017 - 10:28:59 in by salman abdi
  • Visits: 718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Kabo Tole Seerbiyaan Ah Oo Xaaska Trump Ku Marti Qaaday Xaflada Dhaarinta Odaygeeda Oo Farxad La Waal Waalanaya

    Nin Kabaha sameeya oo dhalashadiisu tahay Serbianka reer Boosniya, ayaa farxad la wareeray, markii xaaska Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Melania Trump ku marti qaaday, inuu ka soo qayb galo, xaflada dhaarinta Donald Trump.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin Kabaha sameeya oo dhalashadiisu tahay Serbianka reer Boosniya, ayaa farxad la wareeray, markii xaaska Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Melania Trump ku marti qaaday, inuu ka soo qayb galo, xaflada dhaarinta Donald Trump.

Kabo tolahan Seerbiyaanka ah oo si wayn u taageeray Donald Trump ayaa kabo hadyad ah u diray xaaskiisa, markii ololaha uu ku jiray, waxaanay ku marti qaaday xaflada caleemo saarka odaygeeda, ninkan ayaa warbaahinta u sheegay inuu farxad la wareeray, kuna mashquulsan yahay hadyadii uu Trump iyo xaaskiisa u gayn lahaa marka uu Maraykanka tago ee uu xaflada ka qayb galo.

Seerbiyaan badan ayaa taageersanaa Donald Trump, kuwaas oo Hillary Clinton ku colaadinayay duqayntii Odaygeeda Bill Clinton markii uu Madaxweynaha ahaa uu ku qaaday Seerbiyaanka iyo dalka Yuguslafaakiya.