Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Golaha Guurtida Lagu Bedali Doono Abwaaniinta Somaliland

0
Sunday January 15, 2017 - 14:02:17 in by Burco Office
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Golaha Guurtida Lagu Bedali Doono Abwaaniinta Somaliland

    Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo ka war bixinaayey kulan ay maanta abwaaniinta Somaliland la yeesheen saddexda xisbi waxaa uu sheegay in golaha guurtida ay ku badeli doonan abwaaniin dalka . Faysal ayaa taas sabab uga dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo ka war bixinaayey kulan ay maanta abwaaniinta Somaliland la yeesheen saddexda xisbi waxaa uu sheegay in golaha guurtida ay ku badeli doonan abwaaniin dalka . Faysal ayaa taas sabab uga dhigay hadalkiisa isaga oo sheegay in abwaaniintu ay ka damqanayaan xaalada uu dalku ku jiro isla markaana ay taas ku muteysteen Sidoo kale Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in ay isla qaateen abwaaniinta in aanay doorashadu wakhtigeedi ku qabsoomeen xaalada abaareed ee dalku jiro awgeed