Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariey qoraayaal Yar Yar Oo carruur Ah Jooga cerigabo

0
Sunday January 15, 2017 - 16:44:14 in by Burco Office
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariey qoraayaal Yar Yar Oo carruur Ah Jooga cerigabo

    Ceerigaabo(AFKA)Mukhtaar Maxamed Cabdalla iyo Abdishakur Maxmed Cabdalla Waxay ka mid yihiin Dhalinyaro Saddex ah oo Walaalo ah oo ku nool magaalada Ceerigaabo isla markaasn HIbo Qoraal,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo(AFKA)Mukhtaar Maxamed Cabdalla iyo Abdishakur Maxmed Cabdalla Waxay ka mid yihiin Dhalinyaro Saddex ah oo Walaalo ah oo ku nool magaalada Ceerigaabo isla markaasn HIbo Qoraal,

Mid Aqooneed iyo Cilmi Diini ah ba ilaahay ku mannaystay ayaan kula kulmay Dhowaan Magaaladaasi, Waxana Waraysi Kooban oo an kula Yeesha Buurta Daallo Dusheeda ay iiga Warrameen Buugaag ay qoreen, Heerkooda Waxbarasho iyo Himilooyinkooda Nololeeda, Sido kale Waxay Dardaaran kooban iyo Fariin ba u Diren Carruurta Dhigooda ah ee Gobolada kale somaliland ku nool.

Carruurtan oo Da'doodu ahaan Dhowr iyo Toban jir iyo ka yar ayaa si kooban iila wadaagay Aqoontooda Wakan Ugu horeyn Mukhtar yare oo ka waramaya Buugta u qoray Farina u diraya Caruurta lamidka ah ee somaliland

Abdishakur oo Da'ahaan ka wayn Mukhtar lakin ay isku dhalasho xigaan ayaa isagu ka duwan Mukhtaar isla markaasna Buugta uu Qoray ay ka mid yihiin Kuwo soomaali ahi Wuxuna ila wadaagay Buugta uu Qoray, Ururka uu ka tirsanyahay wuxu ka qabto iyo farinta uu dhigiisa somaliland ku nol u dirayo