Xisbiga Wadani Afar Xafiis Oo Cusub Ayuu Berbera Ka Furtay , Dabcana Xaflad Ayuu u Qabtay Taafeerayaal Tiro Badan Oo Reer Saaxil Ah

0
Sunday January 15, 2017 - 21:30:29 in by salman abdi
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Wadani Afar Xafiis Oo Cusub Ayuu Berbera Ka Furtay , Dabcana Xaflad Ayuu u Qabtay Taafeerayaal Tiro Badan Oo Reer Saaxil Ah

    BeBera(AFKA);Tartanka Xisbiyada Somaliland Ee Gobalda Dalka oo Sii Laxaadsaday Mudooyinkii u Danbeeyay Ayaa Siwayn Looga Dareemayaa Gobolka Saaxil,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BeBera(AFKA);Tartanka Xisbiyada Somaliland Ee Gobalda Dalka oo Sii Laxaadsaday Mudooyinkii u Danbeeyay Ayaa Siwayn Looga Dareemayaa Gobolka Saaxil,

Xisbiga Wadani Ayaana Dhaqdhaqqa Xoogan oo uu Ku Kasbanayo Shacabka Reer Saaxil Kalsoonidooda Maalmihii Udabeeyay Ku Dhaqaaqay, Waxaanay Afar Xafiis oo Qalabaysan Ka Furteen Berbera Iyagoo Dhaliyaro Badan oo Billaa Camal Ahaana Ka Hawgaliyay Xafiisyadaa,

Xisbiga Wadani Ayaa Sidoo Kale Waxuu Xaflad Balaadhan Ugu Qabtay Magaalada Hargaysa Boqolaal Qof Oo Kasoo Jeeda Degaamada Gobolka Saaxil iyo Dhaliyarada WaxBaratay ee Reer Saaxil, Waxaana Hormood u Ahaa Cuqaal Tiro Badan Odayyaal Kasocday Illaa 15 Tuulo oo Ahaa Heedhtuulayaal, Raga Hogamiyayaasha Bulshada Ahaa ee kaqaybgalay xafladaasi balaadhnayd waxa kamid Ahaa

Haydhka,Tuulada Dhubato ,Gudi Xuseen, "Haydhka Tuulada Dhebi Hagoog Cali Nuur "Haydhka Tuulada Booclay Maxamuud Cali Maxamed "Haydhka Tuulada

Rablay Daahir Warsame "Gudoomiyaha Jaleelo’Cali Xuseen "Haydhka Tuulada Salay Yuusuf X,Muuse "Gudoomiyahii Hore Ee Laasgeel Maxamed Shabeel,(Maxame Tagayr) Geesta Kale Waxa Qayb Ka,Ahaa Taageerayaashaasi Cuqaal ,Miisaan Caaqil; C/laahi Ismaaciil (Bireeye) Caaqil; Axmed Maxamed Warsame Caaqil; Xaaji Xabiibe Caaqil;Laba Qaad Xaaji Aadan Caaqil;

 

 

 

 

 

Hadaba Iyadoo In Badan La Mustafaynayay Reer Saaxil oo Lagu tilmaamayay Inay Taageero u Hayaan Xisbiga Kulmiye Ayaa Arinkani Waxay Layaab ku Noqotay Ragii Dhanka Siyaasada ama Xukuumada Ugu Jiray Reer saaxil oo Laga Hoos Baxay, Khaasatan Wasiirada , Dabcana Waxa Eedaasi La Qaybsanaya Maareeyaha Dekada Berbera oo Aan Fir Fircooni Badan Siyaasada U Haynin iyo Olalaynta Xisbiga Kulmiye ee Aay Ka Dhisantahay Dawladu