Deg Deg:Gudida Komishinka Qaranka Iyo Sadexdii Gudomiye Oo Soo Saaray Qodobo Hordhac ah Iyo Muddo Ay Kordhiyeen Doorashooyinkii Xisbiga kulmiye oo ka biyo diiday..

0
Tuesday January 17, 2017 - 12:11:02 in by salman abdi
  • Visits: 1055
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:Gudida Komishinka Qaranka Iyo Sadexdii Gudomiye Oo Soo Saaray Qodobo Hordhac ah Iyo Muddo Ay Kordhiyeen Doorashooyinkii Xisbiga kulmiye oo ka biyo diiday..

    Gudida Komishinka Qaranka Iyo Sadexdii Gudomiye Oo Soo Saaray Qodobo Hordhac ah Iyo Muddo Ay Kordhiyeen Doorashooyinkii Xisbiga kulmiye oo ka biyo diiday..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudida Komishinka Qaranka Iyo Sadexdii Gudomiye Oo Soo Saaray Qodobo Hordhac ah Iyo Muddo Ay Kordhiyeen Doorashooyinkii Xisbiga kulmiye oo ka biyo diiday..


 

Shir ay albaabadu u xidhnaayeen oo ay saaka wada yeesheen gudida komishinka doorashooyinka qaranka somaliland iyo masuuliyiinta sadexda xisbi qaran WADANI UCID IYO KULMIYE ayaa waxa gorfayn badan iyo dood dheroo ay yeesheen isku waafaqeen in doorashada wakhtigeedi dib uga dhacdo oo la kordhiyo muddo lix bilood ah taasi oo ay si isku mid ah uwada qaateen masuuliyinka hogaanka sadexda xisbi qaran iyo gudida komishinka qaranku ..goordhaw la soco muuqalka warkan oo faahfaahsan …