Daawo:Macalimad Mareykan ah oo Uur u qaaday Wiil 13-jir ah ka dibna 10-Sano oo Xadhig ah lagu xukumay
Maxkamad ku taala gudaha dalka Mareeykanka gaar ahaan magaalada Houston ee gobolka Texas ayaa 10 sano oo xarig ah ku riday Haweeneey Uur u qaaday Wiil 13 sano jir ah oo ka mid ahaa ardaydeeda . Haweeneydaan oo 24-jir ah ayaa waxaa lagu magacaabaa Alexandria Vera waxeeyna Uur u qaaday Wiil ka mid ahaa Ardayda ay wax barto . Dacwada loo heestay Alexandria Vera oo eheed mid aad u adag waxaa lagu helay 2 dambi oo kala ah 1-Wiil 13-jir ah oo Uureeyay iyo 2-inay Uurkii iska soo xaaqday , taas oo ka dhigan inay dishay Naf kale .
Qooyska Wiilka yar ayaa ku doodayay in maskaxda laga xaday wiilkooda isla mar ahaantaana Uurkiisii ay Macalimadaan lagu magacaabo Alexandria Vera si qasab ah iskaga soo xaaqday iyaga oo aan lagala tashan
Qooyska Wiilka yar ayaa ku doodayay in maskaxda laga xaday wiilkooda isla mar ahaantaana Uurkiisii ay Macalimadaan lagu magacaabo Alexandria Vera si qasab ah iskaga soo xaaqday iyaga oo aan lagala tashan
Daawo:Macalimad Mareykan ah oo Uur u qaaday Wiil 13-jir ah ka dibna 10-Sano oo Xadhig ah lagu xukumay
Maxkamad ku taala gudaha dalka Mareeykanka gaar ahaan magaalada Houston ee gobolka Texas ayaa 10 sano oo xarig ah ku riday Haweeneey Uur u qaaday Wiil 13 sano jir ah oo ka mid ahaa ardaydeeda .