Daawo:Xisbiga Wadanni Oo Ka Hadley Warar Been Abuur Ah Oo Wargeyska Star Ee Kenya Raali Galin Ka Bixiyey

0
Wednesday January 18, 2017 - 12:16:49 in by Burco Office
  • Visits: 404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xisbiga Wadanni Oo Ka Hadley Warar Been Abuur Ah Oo Wargeyska Star Ee Kenya Raali Galin Ka Bixiyey

    Hargeysa(AFKA)Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka hadley warar been abuur ahaa oo uu dhawaan raali galin ka bixiyey wargeyskii daabacey Xisbiga Waddani waxaa uu sheegay in warkaas uu baahiyey Wargeyskaasi uu ahaa mid laf jab ku ahaa q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka hadley warar been abuur ahaa oo uu dhawaan raali galin ka bixiyey wargeyskii daabacey Xisbiga Waddani waxaa uu sheegay in warkaas uu baahiyey Wargeyskaasi uu ahaa mid laf jab ku ahaa qaranka Somaliland isla mar ahaantaana ay aad uga xun yihiin dhaqanada noocaas ah