War Deg Deg Ah:Xisbiga Waddani Oo Faahfaahiyey Nuxurka Dacwado Is Barkan Oo Ay U Gudbin Doonan Madaxweyne Siilanyo +Muuqal

0
Wednesday January 18, 2017 - 12:26:45 in by Burco Office
  • Visits: 482
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Xisbiga Waddani Oo Faahfaahiyey Nuxurka Dacwado Is Barkan Oo Ay U Gudbin Doonan Madaxweyne Siilanyo +Muuqal

    Hargeysa(AFKA)Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay sheegeen in xisbigigoodu uu dacwado isbaran u gudbin doono dhawaan madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay sheegeen in xisbigigoodu uu dacwado isbaran u gudbin doono dhawaan madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo .

Siyaasi Cabdirisaaq Khaliif Axmed waxaa uu sheegay in dacwadaasi ay noqon doonan shirqoolo ay xubno ka mid ah xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ay u maleen siyaasiyiin xisbiga Waddani ka tirsan iyo dacaayado laga faafiyey xisbigooda ooo been abuur ahaa

Sidoo kale Siyaasi Cabdirisaaq khaliif waxaa sheegay hab dhaqan xun oo aan xukuumadihii iyo xisbiyadii hore loogu aqoon uu ku soo kordhiyaasada