War Deg Deg Ah:-Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Badhasaabka Gobolka Maroodijeex

0
Wednesday January 18, 2017 - 14:12:51 in by Burco Office
  • Visits: 572
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Badhasaabka Gobolka Maroodijeex

    Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhawayd magacaabay badhasaabka gobolka Maroodijeex.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhawayd magacaabay badhasaabka gobolka Maroodijeex.

Jagada gudoomiyaha gobolka Maroodijeex ayaa in mudo ah banaanayd ka dib markii uu ka cudurdaartay inuu qabto Siyaasi Tiimbaro Sida ay goor dhawayd Warbaainta u xaqiijiyeen Masuuliyiin ka ag dhaw madaxtooyada somaliland Madaxweyne Siilaanyo ayaa u magacaabay Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug(Buraale) inuu noqdo gudoomiyaha cusub ee gobolka Maroodi Jeex.