Daawo Fadeexad Cusub: Xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Gabilay oo Dhacdo ugub ku ah somaliland Horseed ugu Noqday Bulshada Gabileyna Ka Dhigay Xaafad ay Degaan

0
Wednesday January 18, 2017 - 15:30:31 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1091
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Fadeexad Cusub: Xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Gabilay oo Dhacdo ugub ku ah somaliland Horseed ugu Noqday Bulshada Gabileyna Ka Dhigay Xaafad ay Degaan

    Xildhibaankan oo loo malaynayo inu sakhraansanaa aya si badheedh goob uu joogay ugu yimi hogamiyah xisbiga WADANI xirsi oo dhowaan ku dhawaqay in Xarunta kaambaynka xisbigu noqon doonto halkaas, xildhibankan aya ugu hanjabay hogamiyaha hadi uu mar da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaankan oo loo malaynayo inu sakhraansanaa aya si badheedh goob uu joogay ugu yimi hogamiyah xisbiga WADANI xirsi oo dhowaan ku dhawaqay in Xarunta kaambaynka xisbigu noqon doonto halkaas, xildhibankan aya ugu hanjabay hogamiyaha hadi uu mar danbe la so socodsiin wayo socdaalkiisa gabilay inu gacan wax kaga qaban dono isago weliba cay aflagaado aad u fool xuna u geystay hogamiyaha, waxana suuro gal in dhacdadaas hadii an si degdeg ah bulshad iyo golaha deganka gabilay uga jawabin ay magaaloyinku noqon doonaan xaafado la kala sheegto oo cid looga amar qaato