Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Maroodi-Jeex Oo Hada Ka Dareen Celiyey Xilka Loo Magacaabey

0
Wednesday January 18, 2017 - 16:21:08 in by Burco Office
  • Visits: 715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Maroodi-Jeex Oo Hada Ka Dareen Celiyey Xilka Loo Magacaabey

    Hargeysa (AFKA):- Gudoomiyaha cusub ee mar dhaweyd madaxweyne Siilanyo u magacaabey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (AFKA):- Gudoomiyaha cusub ee mar dhaweyd madaxweyne Siilanyo u magacaabey

gudoomiyaha cusub ee gobalka Maroodi-Jeex Muddane Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale ) ayaa waxaa uu ka dareen celiyey xilkaasi

Muddane Buraale waxaa uu sheegay in uu madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo uu uga mahad naqaayo xilkaas cusub ee uu maanta u magacaabey isla markaana uu isaguna ku da daali doono in uu xilkaasi ka soo baxo