War Deg Deg:Saddex Xisbi Iyo Kominshanka Doorashoyinka Oo Saaka Madaxweyne Siilanyo Kulan Adag Fooda Isku Diray Iyo Waxyaabaha Ka Soo Baxay

0
Thursday January 19, 2017 - 13:25:24 in by salman abdi
  • Visits: 515
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:Saddex Xisbi Iyo Kominshanka Doorashoyinka Oo Saaka Madaxweyne Siilanyo Kulan Adag Fooda Isku Diray Iyo Waxyaabaha Ka Soo Baxay

    Hargeysa (AFKA):- Gudoomiyayaasha saddex xisbi ee Somaliland Waddani , Kulmiye Iyo UCID ayaa waxaa ay saaka kulan ay albaabadu u xidhan yahiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (AFKA):- Gudoomiyayaasha saddex xisbi ee Somaliland Waddani , Kulmiye Iyo UCID ayaa waxaa ay saaka kulan ay albaabadu u xidhan yahiin

xafiiskiisa kula qaateen madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo ku xigeenkisa Cabdiraxmaan Saylici

Kulankan ayaa waxaaa uu ahaa mid lagaga wada hadalaayey arimaha doorashoyinka iyo abaaraha dalka ka jira , waxaana markii uu kulankani soo dhamadeey saxaafada uga war bixiyey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici

Waxaa uu sheegay madaxweyne ku xigeenku in uu madaxweynaha Saddexda xisbi la qaatey go,aankoodii ahaa in ay dalka abaaro xoogani ka jiraan isla markaana aanay doorasho dalka aanay ka dhaci karin .

 

Sidoo kale madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa sheegay in kulan danbe ay iskugu iman doonan saddexda xisbi iyo gudida doorashoyinka oo arintani xal rasm ah kaga gaadhi doonan



Afkashacabka/Hargeysa Office