Daawo:Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Warbaahinta La Hadley Kuna Dhawaaqey In Uu Musharax Yahay Gudoomiha Aqalka Sare Ee Saomliya

0
Friday January 20, 2017 - 11:03:49 in by salman abdi
  • Visits: 734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Warbaahinta La Hadley Kuna Dhawaaqey In Uu Musharax Yahay Gudoomiha Aqalka Sare Ee Saomliya

    Xildhibaan Mustafe Qodax oo ka mid mudanayaasha aqalka sare ee dalka Somaliya ayaa maanta warbaahinta kula hadley magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya . Xildhabaanku waxaa uu shaaciyey in uu u sharaxan yahay in uu noqdo gudoomiyaha aqalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Mustafe Qodax oo ka mid mudanayaasha aqalka sare ee dalka Somaliya ayaa maanta warbaahinta kula hadley magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya . Xildhabaanku waxaa uu shaaciyey in uu u sharaxan yahay in uu noqdo gudoomiyaha aqalka sare ee dalkaasi Somaliya oo maalinta Axada ah doorashadiisu ka bilaabmi doonto Moqdisho " Waxaan rabaa in aan halkan ka shaaciyo doorashada lagu wado in ay maalinta Axada ah ka qabsoonto magaalada Moqdisho in aan u tartami doono gudoomiyaha aqalka sare " ayuu yidhi xildhibaan Mustafe Qodax