Daawo:Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Saldhiga Military Ee Imaaradku Ka Sameysanaayo Magaalada Berbera

0
Friday January 20, 2017 - 16:51:10 in by Burco Office
  • Visits: 522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Saldhiga Military Ee Imaaradku Ka Sameysanaayo Magaalada Berbera

    Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo xalay ka hadlaayey munaasibad uu xisbiga Waddani magaalada Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo xalay ka hadlaayey munaasibad uu xisbiga Waddani magaalada Berbera
 ugu qabtey taageerayaal cusub oo xisbigaasi ku soo biiray waxaa uu ka hadley rabitaanka ay dawlada imaraadku rabto in ay saldhig ka sameysato magaalada Berbera .
Muddane Xirsi waxaa uu sheegay in magaalada Berberi iyo qarankuba aanu u baahneen dagaal , dhibaato iyo rabshada balse ay u baahan yahiin horumar .
" Waxaan maqlayaa dhawaaqa baxaya ee la leeyahay Berbera saldhig ciidan ayaa la keenayaa , waxaan leeyahay Berbera iyo qaranku dagaal uma baahna , rabshadna uma baahna , dhibaatana uma baahna ee horumar ayey u baahan yahiin " ayuu yidhi hogaamiye Xirsi