Daawo:Musharax Farmaajo Oo Muqdisho Ka Bilaabay Tallaabo Aysan Hore U Qaadin Musharixiinta kale Maxay Tahay

0
Friday January 20, 2017 - 17:04:07 in by Burco Office
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Musharax Farmaajo Oo Muqdisho Ka Bilaabay Tallaabo Aysan Hore U Qaadin Musharixiinta kale Maxay Tahay

    Muqdisho(AFKA)Musharax u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho ka sameeyay Talaabo aysan horey u qaadin Musharixiinta kale ee u taagan Xilka Madaxwaynaha Farmaajo, oo ka jawaabaya codsi kaga yimid d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(AFKA)Musharax u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho ka sameeyay Talaabo aysan horey u qaadin Musharixiinta kale ee u taagan Xilka Madaxwaynaha Farmaajo, oo ka jawaabaya codsi kaga yimid dhalinyarada is xilqaatay ee UBAXA CAASIMADA, ayaa wuxuu kaalmo maaliyadeed oo mug leh-na ka geystay sidii wadooyinka caasimada loogu heli lahaa calaamadaha muhiimka badbaadada nafta muwaadinka, dabadeedna loo dhireyn lahaa.