Daawo:Hogaamiye Xirsi Oo Qiray Qiimah Haweenka Reer Axmed Dhagax

0
Saturday January 21, 2017 - 14:53:03 in by Burco Office
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Hogaamiye Xirsi Oo Qiray Qiimah Haweenka Reer Axmed Dhagax

    Hargeysa (AFKA):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu qiray qiimaha ay leeyihiin haweenka ka soo jeeda xaafada Axmed Dhagax iyo gobalka Hawd . Hogaamiye Xirsi oo ka hadlaayey maanta munaasibad xisbig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (AFKA):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu qiray qiimaha ay leeyihiin haweenka ka soo jeeda xaafada Axmed Dhagax iyo gobalka Hawd . Hogaamiye Xirsi oo ka hadlaayey maanta munaasibad xisbiga Waddani ku soo dhaweynaayey haweenka Xaafada Axmed Dhagax waxuu sheegay in haweenka reer Axmed Dhagax ay yahiin haween xisbigii ay tagaan wax tari kara isla markaana guusha horumuud ah