Daawo: Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Ka Digay Khatarta Ka Dhalan Karta Saldhiga Millatari Ee Imaaraadka Carabtu Ka Calmaday Berbera.
Siyaasi Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid ahsaraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANIwaxaa uu ka hadley saldhiga Military
ee dawladu imaraadku rabto in ay ka sameysato magaalada Berbera
Prof Buubaa waxaa uu nasiib daro ku tilmaamay in wasiiro arintan aan ku shaqo laheyn wax aqoon ahna u laheyn hawlaha ciidamadu ay ka hadlaan isaga oo si gaar ah u magacaabey wasiirka Duulista iyo wasiirka xanaanada xoolaha oo iyagu arintan ka hadley waxaana uu ku sifeeyey wasiiro aan arintan shaqo ku laheyn oo ay hawshani tahay hawl ciidan .