Daawo:"Maalintii Aanu Xisbia KULMIYE Ka Dhaqaaqney Ilaa Maanta Dadku Waxay Ku Qul Qulayaan Xisbiga WADDANI" Xussen Axmed Ceydiid

0
Saturday January 21, 2017 - 19:39:04 in by Burco Office
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Maalintii Aanu Xisbia KULMIYE Ka Dhaqaaqney Ilaa Maanta Dadku Waxay Ku Qul Qulayaan Xisbiga WADDANI" Xussen Axmed Ceydiid

    Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI waxaa uu sheegay in maalintii isbaheysgii KULMIYE ay ka dhaqaaqeen xisbiga KULMIYE iyo ilaa maanta dadku ay xisbiga WADDANI ku soo qul qulayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI waxaa uu sheegay in maalintii isbaheysgii KULMIYE ay ka dhaqaaqeen xisbiga KULMIYE iyo ilaa maanta dadku ay xisbiga WADDANI ku soo qul qulayaan.


Sidoo kale siyaasigan waxaa uu ka jawaabey hadalo habeen dhaweyd ka soo yeedhay wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Axmed Kayse oo ku saabsana xadhigii AMB safiina.