Marti Galiyaasha Koobka Qaramada Afrika Ee Gabon Oo Qaab Niyadjab Ah Looga Reebay Tartanka Iyo Burkina Faso & Cameroon Oo U Soo Baxay Sideed Dhamaadka AFCON 2017.
Cameroon isla markaana ay uu xulka qaranka Burkino Faso 2:0 ku garaacay Guinea-Bissau.
Xulalka qaramada Cameroon iyo Burkino Faso ayaa ka soo baxay Group A waxaana tartankan macasalaameeyay marti galiyaasha AFCON 2017 ee Gabon iyo Guinea-Bissau. Cameroon iyo Burkino Faso ayaa sideed dhamaadka koobka qaramada Afrika kula biiray Senegal iyo Ghana oo xili horeba booska ka helay wareega sideeda xul qaran ee AFCON2017.
NATIIJOOYINKII Group A IYO QAABKII LOOGU KALA BAXAY:
Gabon 1-1 Guinea-Bissau
Burkino Faso 1-1 Cameroon
Gabon 1-1 Burkino Faso
Cameroon 2-1 Guinea-Bissau
Guinea-Bissau 0-2 Burkino Faso
Cameroon 0-0 Gabon
Qaabka Uu U Taagan Yahay Group A
Burkino Faso- 5 Dhibcood iyo saddex kulan
Cameroon – 5 Dhibcood iyo saddex kulan
Gabon – 3 Dhibcood iyo saddex kulan
Guinea-Bissau- 1 Dhibic iyo saddex kulan
Marti Galiyaasha Koobka Qaramada Afrika Ee Gabon Oo Qaab Niyadjab Ah Looga Reebay Tartanka Iyo Burkina Faso & Cameroon Oo U Soo Baxay Sideed Dhamaadka AFCON 2017.
Xulka qaranka marti galinaya koobka qaramada Afrika ee Gabon ayaa qaab niyadjab ah kaga hadhay koobka qaramada Afrika ee 2017 kadib markii ay barbaro gool la'aan ah la galeen