Cristiano Ronaldo Oo Barbareeyay Rikoorka Laadadka Xorta Ah Ee Xagaagan Uu Dhaliyay Lionel Messi

0
Thursday January 26, 2017 - 12:27:45 in by Burco Office
  • Visits: 1050
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo Oo Barbareeyay Rikoorka Laadadka Xorta Ah Ee Xagaagan Uu Dhaliyay Lionel Messi

    Weeraryahanka Real MadridCristiano Ronaldo ayaa barbareeyay rikoorka laadadka xorta ah e uu xagaagan dhaliyay wiilka ay sida ba'an u tartamaan ee Lionel Messi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka Real MadridCristiano Ronaldo ayaa barbareeyay rikoorka laadadka xorta ah e uu xagaagan dhaliyay wiilka ay sida ba'an u tartamaan ee Lionel Messi.
Kabtanka Portugal ee afarta jeer heysta abaalmarinta Ballon d’Or ayaa dhaliyay gool kulankii ay kooxdiisa 2-2 la dhaafi weysay Celta Vigo markaas oo laga ciribtiray tartanka Copa del Rey, daqiiqadii 62-aad ayuuna ciyaarta ka dhigay 1-1.

 

Si kastaba laadkii xorta ahaa ee xalay wuxuu kaga dhignaa kii sadexaad oo uu shabaqa taabsiiyo xagaagan, wuxuuna horay laba laad oo xor ah uga dhaliyay Sporting Lisbon kulan ka tirsan Champions League iyo Atletico Madrid kulan ka tirsan La Liga.

Ronaldo markii ugu fiicneed oo uu laadad xor ah hal xili ciyaareed dhaliyo waxey aheyd 2009/2010 markaas oo uu shabaqa taabsiiyay 6-gool oo laad xor ah.