"Naxariistii Gabadha Iyo Naxdintii Shiikha" W/QIbraahim Dhuxul
bismilaah. Mahad dhamaanteed waxaa iska leh rabbigeen. Goobtu waa hargaysa waa subax sabti ah taariikhdu waa 28/01/2017. waxa aanka guriga ka soo baxay saacadu markay kutaagnayd 7:49am. waxaan dib uga dhacay wakhtigii aan guriga ka soo bixi jiray sida ii caadada ahaan jirtay.
Taas oo ay sababteeda lahaayeen laba mid: 1. inaan isku yara ilaabay isticmaalka net-ka kaas oo guriga noogu xidhnaa. 2. Iyo inaan cabaar la yara sheekaystay mudane shucayb oo ah nin aanu isku guri kunool nahay oo ah xaqiiqdii shakhsi aad u furfuran. Kedib markii aan garwaaqsaday in ay wakhti danbe tahay aadna aan u habsaamay ayaa waxa aan u tafaxaytay si aan ugaadho intii karaankayga ah goobtii shaqada. Waayo! Sharciga shaqaalaha uyaala ayaa ah. In hadii siddeeda oo gaw ah lagaadho laxareeyo warqada la isku diwaan geliyo maalintii cidii timi iyo cidii kalaba. Hadaba si aanay taasi iigu dhicin Waxaanan go'aan saday inan orod iyo guclayn miciin bido. Ilaa inta aanka gaadhaayo goobta shaqada oo aan sidaa uga fogayn agagaarka dhakhtarka weyn kuna taala dhabarka danbe ee dhismaha guri wakiilada ee somaliland. Markii aan in muddo ah ku soconaayay socodkii guclaynta ahaa. Goobtiina wax badan aanay sidaa iiga durugsanayn ayaa waxaa isoo ag maray gaadhi. Ma eegin cida wada iyo nooc uu ahaatoona oo waxaa igaga weynayd arinkan shaqada aan udegdegaayay. Balse markii uu gaadhigii wax yar idhaafay ayaa uu ii istaagay. Kadib waxaan dareemay inuu aniga ii istaagay. waxaanan si degdeg ah usoo abaaray halkii uu gaadhigu taagnaa. Waxaana waday gabadh aad u qurux badan kkk. Waxa aan damcay inaan kursiga hore ee darawalka ku xiga fadhiisto balse waxa ay isheegtay inaanay jeclayn kursigan hore inay cidi soo fadhiisato oo kii dambe ayaan fadhiistay. malihi doorasho oo aanku doorankaro meesha aan fadhiisan karo oo aniga ayaa dan leh. Mana joogo wakhti loo garamo rag ahaan iyo dumar ahaan. Inkastoo ay wanaagsanaan lahayd in ay xaga hore ifadhiisiso si aanu si xor ah hadalka ula wadaago. Balse may suurto gelin waxa ayna ahayd qadar rabbi iyo wax hore uqornaa. Waxaa kale oo aan sifiican u xasuustaa alle haka abaaliye inan kursiga danbe fadhiday oo markii aan soo galay dhinac iiga yara durugtay. Markii uugaadhigii dhaqaaqay ayaa waxaa aan usheegay halka aan kusocdo iyo goobta ay shaqadu tahay. Taasoo ay iisheegtay inay tahay marinka ay sii maridoonto. Intii aanu sii wada soconay waxaanka xasuustaa hadaladii nadhex maray inay iisheegtay inaan goor hore shaqada u diyaar garoobo. Xaqiiq waxa ay ahaayeen waanooyin gaxal gal ah oo aanka guntay. Marmarka qaarkoodna iyaga ayaa ka wada sheekaysanaayay hawlahooda ugaarka ah. Ugu danbayntii waxa aanu soo gaadhnay goobtii shaqada. Waxaanan usheegay in ay halkaa ii joojiso. Halkii ayaana ay ii istaajisay kolkii aan umahad celiyay ee aan gaadhigi daaqadii u xidhay ayaa waxa aan arkay gaadhi noociisu yahay "nooho" oo si xawli ah usoconaysa. Aniga hadal iguma jiro oo naxdin waanu kala tagnay runtii markiiba darawalkii ayaa xaggi haadkii kale ee laamiga eega yara duway mooyaane laba ayuu iikala jari lahaa. Hore ayay soomaalidu u tidhi "nin siktay ma nabadgeline " bulshadii aagagaa ka ag dhawayd midkasta wax gaar ah ayuu ku hadlay kuna cabiray dhacdadaa naxdinta badnayd. Inkastoo aanan marnaba ilaawaynin in qofkastaa saacadiisa dhimanaayo hadana waxa ay ahayd dhacdadii sanadkaa 2017 iigu naxdinta badan. dhacdadan ciwaankeeduna waa "naxariistii gabadha iyo naxdintii shiikha" Sheekhu waa aniga....kkk. gabadhuna waa gabdhii isoo naxariisatee gaadhiga waday. Alla mahad leh.
Qoraa ibraahim dhuxul dribraahimm@gmail.com

bismilaah. Mahad dhamaanteed waxaa iska leh rabbigeen. Goobtu waa hargaysa waa subax sabti ah taariikhdu waa 28/01/2017. waxa aanka guriga ka soo baxay saacadu markay kutaagnayd 7:49am. waxaan dib uga dhacay wakhtigii aan guriga ka soo bixi jiray sid