Real Madrid Oo Jawaab Haboon Siisay Jamaahiirtii Ku Orisay Cristiano Ronaldo Kulankii Real Sociedad

0
Wednesday February 01, 2017 - 08:22:24 in by Burco Office
  • Visits: 1156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid Oo Jawaab Haboon Siisay Jamaahiirtii Ku Orisay Cristiano Ronaldo Kulankii Real Sociedad

    Waxey u aheyd isbuuc xanuun badan madama uu xushmad darro kala kulmay Jamaahiirta kooxdiisa kuwaas oo ku oriyay markii uu dhawr kubad qalday ciyaartii ay 3-0 kaga farxasheen Real Sociedad todobaadkaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxey u aheyd isbuuc xanuun badan madama uu xushmad darro kala kulmay Jamaahiirta kooxdiisa kuwaas oo ku oriyay markii uu dhawr kubad qalday ciyaartii ay 3-0 kaga farxasheen Real Sociedad todobaadkaan.


Daqiiqadii 23-aad ayaa la arkayay qaar kamid ah Jamaahiirta Los Blancos oo erayo aflagaado ah hawada u marinaya ciyaariyahankooda ugu muhiimsa, balse wax walba waxaa u istaagay kooxda oo barteeda bulshada ee Instagram-ka ku raali galisay ciyaariyahankeeda.

"Cristiano Ronaldo waa ciyaariyahanka ugu wanaagsan dunidaā€¯ Ayaa lagu soo qoray barta Instagram-ka ee kooxd taasoo muujineysa in kooxda ka dhisan Santiago Bernabeu ay dareensiineyso xidiga reer Portugal inuu u yahay kan ugu muhiimsan mar walba.